Sida Loo Xaqiijiyo Sawirka aad kashakisay inuu Fake yahay

Waxaan aragnaa dad badan oo like saaro facebook pages been abuur ah, sido kale share gareeyo sawiro photoshop ah, waxaa dareemay dad badan ineesan fahansaneen sida google looga raadiyo sawirada asalkoodi taaso suurta galineyso in aad hesho sawirka la photashope gareeyay asalkiisii,

hada waxa tusaale uso qaadaneena gabadhi talayaniga eheed e islaamtay (Aisha Romano) oo qolo soomaali ah page magaceeda kasameestay ayagoo ayada matalayo kuso qoraan qoraalo, sido kale sawiro photoshop ah kadhigaan sawiro ayada eey gasahay.

Sawirada wee badanyihiin lkn sawirkaan aan tusaale usoo qaadano

o

waxa uuna kujira pageka magaceeda lagasameeyay

waa facebook page fake ah

Hadaba si aan u xaqiijino aan qaadno dhoor talaabo o ah in sawirkaan asalkiisa aan karaadino google.

1: Gal google oo jag sii batoonka image oo geeska kore

2- jag sii caamira yar ee kuso muuqan doonta

3- Jag sii (Upload an Image)

4- jag sii (Choos File)

5- Soo dooro sawirka aad rabto in aad xaqiijiso saxnaantiisa oo aad ku kaydsatay kombuyuutarkaga kadibna jag sii (Open)

Hada waxa uu google kuusoo saari doonaa sawirkaas iyo sawirada udhigmo waxadna ogaan doonta in sawirka photoshop yahay o gabar kale e lehee daakiin wajiga Aisha Romano lasaaray

Suehaila Amen waa gabadhii sawirka asalkiisa leheed

Hadaba ujeedka pageka noocaan ah muxuu yahay

waa page lagu rabo like fara badan kadibna laga iibiyo shirkad ama urur xogta inta lagadaadiyo magacana lagabadalo si kale loogu shaqeesto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *