Xiriirka kadhaxeeya Jirdhiska iyo ORODKA

Orodka iyo jirdhiska waxaa kadhaxeeya xiriir aad uqotodheer waayo qaabdhismeedka ugu hagaagsan ee jirku yeesha waxaa keeni kara aalmiito ama jimicsi xubunwaliba gaarta halmar iyo hal hab ama hanaan siman jirka ulafalgasha 

Orodka waa kankaliyah ee gaara dhamaan jirka

Orodku wuxuu dhisaaa murqaha wuxuuna adkeeyaa lafaha

Orodku ama rucleenta waxay qurxiyaan dhamaan hanaanka muuqa jirka taas oo aad muhiim ugu ah stylka ama labiska

sameenta ayleedahay in aad koox la aanmeeteeso

in aadan dareemin daal farabadan

in aad ogaato inta aad ordi karto

in aadan caajisin oo aad marar badan kabaaqsan orodka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *